Yooxanaa 21:18
Yooxanaa 21:18 EI
Runtii waxaan kugu leeyahay, markaad yarayd adiga ayaa dharka isu xiri jiray oo meel walboo aad rabtid ayaad tagi jirtay. Laakiin markaad duqowdid gacanta ayaad fidsaneysaa oo qof kale ayaa dharka kuu xiraya oo ku geynaya meel aadan rabin inaad tagto.”