Luukos 4:18-19
Luukos 4:18-19 EI
“Ruuxii Rabbiga ayaa i dul jooga, waayo wuxuu ii doortay inaan warka wanaagsan gaarsiiyo masaakiinta. Wuxuu ii soo diray inaan gaarsiiyo xornimada kuwa xiran iyo kuwa indhaha la’ aragoodi in loo soo celiyo oo kuwa la dulmiyeyna la furto, waa inaan u sheego sannadkan waa sanadka Rabbigu uu dadkiisa badbaadin doono.”