Logo de YouVersion
Icono de búsqueda

Luukos 3:8

Luukos 3:8 EI

Noloshiina ha laga arko inaad toobadkeenteen. Hana is dhihina, ‘Ibraahim ayaa awoowgeen ah oo Illaahey nama ciqaabi doono.’ Waayo waxaan idin ku leeyahay Illaahey dhagaxyadaan dhexdooda ayuu caruurta Ibraahim ka kicin karaa.

Lee Luukos 3