1
Luukos 2:11
Ereyga Illaahey Axdiga Cusub
Maanta magaalada Daa’uud waxaa idin kugu dhashay badbaadiyaha Masiixa Rabbiga ah.
Comparar
Explorar Luukos 2:11
2
Luukos 2:10
Markaas ayaa malagii ku yiri, “Ha cabsanina, waayo waxaan idiin keenay war wanaagsan oo qof walba farxad badan u keeni doona.
Explorar Luukos 2:10
3
Luukos 2:14
“Ammaan ha u sugnaato Illaahey isaga oo jooga meelaha ugu sareeya, xagga dhulkana nabad ha u ahaato kuwii nimcada Rabbiga helay.”
Explorar Luukos 2:14
4
Luukos 2:52
Ciisana wuxuu ku koray xigmad, jir ahaan iyo nimcada Illaah iyo dadka hortoodaba.
Explorar Luukos 2:52
5
Luukos 2:12
Calaamadahan ayaad ku garan doontaan, waxaad arki doontaan cunug maro lagu duuduubay oo la dhex seexiyay meesha xoolaha cawska loo dhigo.”
Explorar Luukos 2:12
6
Luukos 2:8-9
Halkaas waxaa joogay arijirro habeenkii arigooda ilaalinayay. Malag xagga Rabbiga ka yimid ayaa iyaga u muuqday, markaas ayaa ammaanta Rabbigu agtooda ka iftay, aad ayeyna u cabsadeen.
Explorar Luukos 2:8-9
Inicio
Biblia
Planes
Vídeos