MAAHMAAHYADII 6:20-21
MAAHMAAHYADII 6:20-21 SOM08
Wiilkaygiiyow, qaynuunka aabbahaa xaji, Oo amarka hooyadaana ha ka tegin. Had iyo goorba qalbiga ku sido, Oo qoortana ku xidho.