Waxaa barakaysan ninkii xigmadda hela, Iyo ninkii waxgarashada mulkiya. Waayo, baayacmushtarigeedu waa ka sii wanaagsan yahay baayacmushtariga lacagta, Oo faa'iidadeeduna waa ka sii wanaagsan tahay dahabka saafiga ah. Way ka sii qaalisan tahay luulka, Oo waxaad jeclaan kartid oo dhanna iyada lalama simo.
Read MAAHMAAHYADII 3
Listen to MAAHMAAHYADII 3
Share
Compare all versions: MAAHMAAHYADII 3:13-15
Save verses, read offline, watch teaching clips, and more!
YouVersion uses cookies to personalize your experience. By using our website, you accept our use of cookies as described in our Privacy Policy
Home
Bible
Plans
Videos