BILOWGII 49:22-23
BILOWGII 49:22-23 SOM08
Yuusuf waa laan midho leh, Waa laan midho leh oo il biyo ah ku ag taal; Laamihiisuna derbigay kor u dhaafaan. Qaansolayaasha ayaa aad u dhibay, Wayna toogteen oo silciyeen