1
MAAHMAAHYADII 8:35
Kitaabka Quduuska Ah
Waayo, ku alla kii i helaa wuxuu helaa nolol, Oo Rabbiguna raalli buu ka ahaan doonaa.
Compare
Explore MAAHMAAHYADII 8:35
2
MAAHMAAHYADII 8:13
Rabbiga ka cabsashadiisu waa in sharka la naco. Kibirka, iyo madaxweynaanta, iyo jidka sharka, Iyo afka qalloocan ayaan anigu necbahay.
Explore MAAHMAAHYADII 8:13
3
MAAHMAAHYADII 8:10-11
Edbintayda qaata, lacagse ha qaadanina, Oo aqoontana ka hor doorta dahabka saafiga ah. Waayo, xigmaddu waa ka sii wanaagsan tahay luulka, Oo wax alla waxa la damci karo oo dhanna iyada lalama simi karo.
Explore MAAHMAAHYADII 8:10-11
Home
Bible
Plans
Videos