1
MAAHMAAHYADII 4:23
Kitaabka Quduuska Ah
Digtoonaan qalbigaaga u dhawr, Waayo, isagay noloshu ka soo baxdaaye.
Compare
Explore MAAHMAAHYADII 4:23
2
MAAHMAAHYADII 4:26
Waddada cagahaaga aad ugu fiirso, Oo jidadkaaga oo dhammuna ha toosnaadeen.
Explore MAAHMAAHYADII 4:26
3
MAAHMAAHYADII 4:24
Af qalloocan iska saar, Oo bushimo maroorsanna iska fogee.
Explore MAAHMAAHYADII 4:24
4
MAAHMAAHYADII 4:7
Xigmaddu wax walbay ugu horraysaa, sidaas daraaddeed xigmadda doono; Wax kastoo aad hesho weliba waxgarasho doono.
Explore MAAHMAAHYADII 4:7
5
MAAHMAAHYADII 4:18-19
Laakiinse waddada kuwa xaqa ahu waa sida iftiinka waaberiga oo kale, Kaas oo hadba soo kordha ilaa uu noqdo maalin cad. Jidka kuwa sharka lahuna waa sida gudcurka oo kale. Oo iyagu garan maayaan waxay ku turunturoodaan.
Explore MAAHMAAHYADII 4:18-19
6
MAAHMAAHYADII 4:6
Xigmadda ha ka tegin, oo way ku nabad gelin doontaa. Jeclow, oo way ku dhawri doontaa.
Explore MAAHMAAHYADII 4:6
7
MAAHMAAHYADII 4:13
Edbinta xajiso, oo ha iska sii deyn; Hayso, waayo, iyadu waa noloshaada
Explore MAAHMAAHYADII 4:13
8
MAAHMAAHYADII 4:14
Waddada kuwa sharka leh ha gelin, Oo jidka xumaanfalayaashana ha qaadin.
Explore MAAHMAAHYADII 4:14
9
MAAHMAAHYADII 4:1
Wiilashoy, aabbe edbintiisa maqla, Oo u jeesta inaad wax garataan.
Explore MAAHMAAHYADII 4:1
YouVersion uses cookies to personalize your experience. By using our website, you accept our use of cookies as described in our Privacy Policy
Home
Bible
Plans
Videos