1
CIBRAANIYADA 10:25
Kitaabka Quduuska Ah
Yeynan iska daynin isku ururkeenna sida ay tahay caadada dadka qaarkood, laakiin aan isdhiirrigelinno, khusuusan markaad aragtaan inay Maalintu soo dhowaanayso.
Compare
Explore CIBRAANIYADA 10:25
2
CIBRAANIYADA 10:24
Oo midkeenba midka kale ha ka fikiro si aynu isugu guubaabinno kalgacayl iyo shuqullo wanaagsan.
Explore CIBRAANIYADA 10:24
3
CIBRAANIYADA 10:23
Aynu aad u xajinno qirashada rajadeenna liicliicashola'aan, maxaa yeelay, kan inoo ballanqaaday waa aamin.
Explore CIBRAANIYADA 10:23
4
CIBRAANIYADA 10:36
Waayo, waxaad dulqaadasho ugu baahan tihiin si aad u qaadataan wixii laydiin ballanqaaday markaad doonista Ilaah samaysaan dabadeed.
Explore CIBRAANIYADA 10:36
5
CIBRAANIYADA 10:22
Taas daraaddeed aynu ugu soo dhowaanno qalbi run ah iyo hubaal rumaysad, iyadoo qalbiyadeenna laga nadiifiyey niyo shar leh, jidhkeennana lagu maydhay biyo daahir ah.
Explore CIBRAANIYADA 10:22
6
CIBRAANIYADA 10:35
Sidaas daraaddeed ha iska tuurina dhiirranaantiinna abaalgudka weyn leh.
Explore CIBRAANIYADA 10:35
7
CIBRAANIYADA 10:26-27
Haddaynu badheedh u dembaabno kolkaynu aqoonta runta helnay dabadeed, allabari dambe oo dembiyo loo bixiyaa ma hadho. Laakiin waxaa u hadha filasho cabsi leh oo xukun, iyo dab kulul oo baabbi'in doona kuwa Ilaah ka geesta ah.
Explore CIBRAANIYADA 10:26-27
Home
Bible
Plans
Videos