1
FALIMAHA RASUULLADA 17:27
Kitaabka Quduuska Ah
inay Ilaah doondoonaan, in hadday suurtowdo ay haabhaabtaan oo ay helaan isaga, in kastoo uusan ka fogayn midkeen kasta
Compare
Explore FALIMAHA RASUULLADA 17:27
2
FALIMAHA RASUULLADA 17:26
oo quruun kasta oo bini-aadmi ah ayuu isaga mid dhigay inay dunida dusheeda oo dhan degganaadaan isagoo gooyay xilliyaduu hore u diyaarshay iyo xadadka degmooyinkooda
Explore FALIMAHA RASUULLADA 17:26
3
FALIMAHA RASUULLADA 17:24
Ilaaha sameeyey dunida iyo waxyaalaha ku jira oo dhanba, oo ah Rabbiga samada iyo dhulka, ma deggana macbudyo gacmo lagu sameeyey
Explore FALIMAHA RASUULLADA 17:24
4
FALIMAHA RASUULLADA 17:31
maxaa yeelay, wuxuu dhigay maalin uu dunida si xaq ah ugu xukumi doono ninkuu doortay, taasoo uu dhammaan ugu caddeeyey sarakicidda uu isagii ka soo sara kiciyey kuwii dhintay.
Explore FALIMAHA RASUULLADA 17:31
5
FALIMAHA RASUULLADA 17:29
Haddaba innagoo ah Ilaah farcankiis waa inaynaan ka fikirin in Ilaahnimadu ay la mid tahay dahab ama lacag ama dhagax oo lagu xardhay sancada iyo farsamada dadka.
Explore FALIMAHA RASUULLADA 17:29
YouVersion uses cookies to personalize your experience. By using our website, you accept our use of cookies as described in our Privacy Policy
Home
Bible
Plans
Videos