Waxaad dhali doontaa wiil, waxaadna u bixin doontaa Ciise. Qof weyn ayuu noqon doonaa, waxaana loogu yeeri doonaa Wiilka Illaaha ugu Sareeya. Rabbiga Illaaha ah ayaa wuxuu siin doonaa carshiga aabihiis Daa’uud. Wuxuuna weligiis boqor u ahaan doonaa dhashii Yacquub oo boqortooyadiisuna ma dhamaan doonto weligeed.”