YOOXANAA 19:36-37

YOOXANAA 19:36-37 SOMBIBLE

Waayo, waxyaalahaas waxay u dhaceen inuu ahaado Qorniinka leh, Lafihiisa midna la jebin maayo. Oo Qorniin kale wuxuu leeyahay, Way arki doonaan kii ay wareemeen.