LUUKOS 7:47-48
LUUKOS 7:47-48 SOMBIBLE
Sidaa darteed waxaan kugu leeyahay, Dembiyadeedii badnaa waa cafiyan yihiin, waayo, aad bay u jeclayd. Kii wax yar loo dhaafay, ayaa wax yar jecel. Wuxuu iyada ku yidhi, Dembiyadaadii waa cafiyan yihiin.