LUUKOS 6:29-30
LUUKOS 6:29-30 SOMBIBLE
Kii dhabanka kaa dhirbaaxa, kan kalena u du; oo kii maradaada kaa qaata, khamiiskaagana ha ka celin. Mid walba oo wax kaa barya, sii; kii waxaaga qaatana, ha ka baryin.