1
MARKOS 15:34
KITAABKA QUDUUSKA AH
Saacaddii sagaalaad Ciise ayaa cod weyn ku dhawaaqay oo yidhi, Eloy, Eloy, lama sabakhtani? Taasoo micneheedu yahay, Ilaahayow, Ilaahayow, maxaad ii dayrisay?
Porovnat
Zkoumat MARKOS 15:34
2
MARKOS 15:39
Kolkaasaa boqol-u-taliyihii oo meel ku toosan taagnaa markuu arkay inuu sidaas ruuxiisii u baxshay, wuxuu yidhi, Runtii, ninkanu wuxuu ahaa Wiilkii Ilaah.
Zkoumat MARKOS 15:39
3
MARKOS 15:38
Markaasaa daahii macbudka kor ilaa hoos laba u kala dillaacay.
Zkoumat MARKOS 15:38
4
MARKOS 15:37
Markaasaa Ciise cod weyn ku dhawaaqay oo ruuxii bixiyey.
Zkoumat MARKOS 15:37
5
MARKOS 15:33
Goortii saacaddii lixaad la gaadhay, dhulka oo dhammu gudcur buu ahaa ilaa saacaddii sagaalaad.
Zkoumat MARKOS 15:33
6
MARKOS 15:15
Bilaatos wuxuu doonayay inuu sameeyo waxa dadku raalli ka yahay, sidaa darteed ayuu Baraabbas u sii daayay, oo goortuu Ciise karbaashay ayuu u dhiibay in iskutallaabta lagu qodbo.
Zkoumat MARKOS 15:15
Domů
Bible
Plány
Videa