1
LUUKOS 24:49
KITAABKA QUDUUSKA AH
Oo bal eega, waxaan idiin soo dirayaa ballankii Aabbahay, laakiin magaalada jooga ilaa xoog laydinka huwiyo xagga sare.
Porovnat
Zkoumat LUUKOS 24:49
2
LUUKOS 24:6
Isagu halkan ma joogo, laakiinse waa sara kacay. Xusuusta siduu idiinla hadlay intuu Galili weli joogay
Zkoumat LUUKOS 24:6
3
LUUKOS 24:31-32
Markaasaa indhahoodu furmeen, oo isagay garteen, wuuna ka libdhay. Markaasay isku yidhaahdeen, Miyaan qalbigeennu gubanin intuu jidka inagula hadlayay iyo intuu Qorniinkii inoo furayay?
Zkoumat LUUKOS 24:31-32
4
LUUKOS 24:46-47
Wuxuuna ku yidhi, Sidaasay u qoran tahay, Waa inuu Masiixu silco, oo uu maalinta saddexaad kuwa dhintay ka soo sara kaco, iyo in toobaddii iyo dembidhaafka magiciisa lagu wacdiyo quruumaha oo dhan oo laga bilaabo Yeruusaalem.
Zkoumat LUUKOS 24:46-47
5
LUUKOS 24:2-3
Oo waxay arkeen dhagixii oo xabaashii laga giringiriyey. Markaasay galeen, laakiin kama ay helin meydkii Rabbi Ciise.
Zkoumat LUUKOS 24:2-3
Domů
Bible
Plány
Videa