MAAHMAAHYADII 3:13-15
MAAHMAAHYADII 3:13-15 SOM08
Waxaa barakaysan ninkii xigmadda hela, Iyo ninkii waxgarashada mulkiya. Waayo, baayacmushtarigeedu waa ka sii wanaagsan yahay baayacmushtariga lacagta, Oo faa'iidadeeduna waa ka sii wanaagsan tahay dahabka saafiga ah. Way ka sii qaalisan tahay luulka, Oo waxaad jeclaan kartid oo dhanna iyada lalama simo.