FILIBOY 2:14-15
FILIBOY 2:14-15 SOM08
Haddaba wax walba ku sameeya gunuunac iyo muran la'aantood, inaad ceeb iyo eed la'aataan, idinkoo ah carruurtii Ilaah oo aan iin lahayn, oo ku dhex jira qarni qalloocan oo qallafsan, kuwaas oo aad uga dhex muuqataan sida nuurar dunida ku dhex jira