YouVersion Logo
Search Icon

AYUUB 15:15-16

AYUUB 15:15-16 SOM08

Bal eeg, Ilaah ma aamino kuwiisa quduuska ah, Oo xataa samooyinku hortiisa daahir kuma aha. Haddaba bal sidee buu u daahir ahaanayaa nin karaahiyo iyo wasakhaan ah, Oo dembiga sida biyo u cabbaa!

Free Reading Plans and Devotionals related to AYUUB 15:15-16