GALATIYA 6:3-5
GALATIYA 6:3-5 SOM08
Haddii nin isu maleeyo inuu weyn yahay isagoo aan waxba ku fillayn, wuu iskhiyaaneeyaa. Laakiin nin kastaa shuqulkiisa ha tijaabiyo, dabadeedna faan ayuu iska heli doonaa oo ku kale kama heli doono. Waayo, nin kastaaba waa inuu culaabtiisa qaato.