YouVersion Logo
Search Icon

BAXNIINTII 39:32

BAXNIINTII 39:32 SOM08

Oo sidaasay hawshii taambuugga teendhadii shirka oo dhammu ku dhammaatay; oo reer binu Israa'iil way wada sameeyeen wixii Rabbigu Muuse ku amray oo dhan, sidii bayna u sameeyeen.