YouVersion Logo
Search Icon

BAXNIINTII 28:4

BAXNIINTII 28:4 SOM08

Oo dharka ay u samaynayaanna waxa weeyaan laabgashi, iyo eefod, iyo khamiis, iyo jubbad, iyo duub, iyo dhex-xidh, oo waa inay dhar quduus ah u sameeyaan walaalkaa Haaruun iyo wiilashiisa, inuu iiga adeego hawsha wadaadnimada.

Free Reading Plans and Devotionals related to BAXNIINTII 28:4