1 KORINTOS 8:1-2
1 KORINTOS 8:1-2 SOM08
Xagga waxyaalaha sanamyada loo sadqeeyo, waxaynu garanaynaa inaynu dhammaan aqoon u wada leennahay. Aqoontu way kibrisaa, jacaylkuse wax buu dhisaa. Qof uuni hadduu u malaynayo inuu wax garanayo, weli garan maayo siduu u garan lahaa.