1 KORINTOS 12:17-19
1 KORINTOS 12:17-19 SOM08
Haddii jidhka oo dhammu il wada ahaan lahaa, meeye dhegihii wax lagu maqli lahaana? Hadduu dhammaan dhego wada ahaan lahaa, meeh sankii wax lagu urin lahaana? Haatanse Ilaah baa siduu doonayay xubnaha middood kastaba jidhka ugu hagaajiyey. Hadday dhammaan ahaan lahaayeen xubin qudha, meeh jidhkii?