Markos 13:9
Markos 13:9 EI
“Is ilaaliya waayo waxaa la idiin geyn doonaa maxkamadaha oo sunagogyada dhexdooda ayaa la idin ku garaaci doonaa. Aniga dartey ayaad u hor istaagi doontaan taliyayaal iyo boqorro oo iyaga ayaad marqaati ugu noqon doontaan.