YouVersion Logo
Search Icon

Markos 13:35-37

Markos 13:35-37 EI

“Sidaa darteed soo jeeda waayo ma garaneysaan kan guriga leh goortuu soo laaban doono. Waxey noqon kartaa fiidkii ama habeen barkii, markii uu diiqu ciyo ama aroortii. Haddii uu yimaado isaga oo aan la filaneyn yuusan idin helin idinka oo jiifa. Waxaan qof walba u sheegaa waxaan idiin sheegay oo ah, ‘Is ilaaliya!’ ”