Markos 12:43-44
Markos 12:43-44 EI
Ciise intuu xertiisa iskugu yeeray ayuu ku yiri, “Runtii waxaan idin ku leeyahay, carmaladaan maskiinta ah ayaa ku riday sanduuqa in ka badan dadka kaloo dhan. Iyaga oo dhan waxey sadaqeysteen wax yar oo ka mid ah hantidoodi, laakiin iyadu waxey bixisay waxey lacag ka qabtay oo ey ku sii noolaan lahayd.”