Matayos 6:3-4
Matayos 6:3-4 EI
Laakiin marka aad sadaqo baxsanaysaan, ha u ogolaanina gacantiina bidix iney ogaato waxa gacantiina midig sameyneyso, si sadaqadiinu sir u ahaato. Kadib Aabihiinna og waxa qarsoon ayaa idiin abaalgudi doona.