Matayos 14:28-29
Matayos 14:28-29 EI
Markaas ayaa Butros u jawaabay oo ku yiri, “Sayidow, haddaad adiga tahay igu amar inaan kuugu imaado biyaha korkooda.” Ciise ayaa ku yiri, “Kaalay.” Kadib Butros doontii ayuu ka dagtay, biyihii ayuuna ku dul socday wuxuuna aaday dhinicii Ciise.