YouVersion Logo
Search Icon

Matayos 14:18-19

Matayos 14:18-19 EI

Markaas ayuu Ciise ku yiri, “Halkan iigu keena.” Wuxuuna dadkii u sheegay iney cawska fariistaan. Ciise intuu shantii kibis iyo labadii kalluun kor u qaaday oo uu cirka fiiriyay, ayuu Illaahey u mahadceliyay wuxuuna kala googooyay kibistii. Kadibna wuxuu u dhiibay xertii, xertiina waxey sii siiyeen dadkii.