Matayos 11:4-5
Matayos 11:4-5 EI
Ciise ayaa ugu jawaabay, “Ku laabta Yooxanaa oo u sheega waxaad maqasheen iyo waxaad aragteen. Indhoolayaashu waxey heleen aragoodi, kuwii curyaamada ahaana wey socdeen, kuwii baraska lahaana waa la nadiifiyay, kuwii dhagaha la’aana wax ayey maqleen, kuwii dhintayna waa la sarakiciyay, warka wanaagsanna waa loogu wacdiyay masaakiinta.