YouVersion Logo
Search Icon

Luukos 7:7-9

Luukos 7:7-9 EI

Xitaa uma qalmi inaan kuu imaado oo ku arko. Erey kasoo dheh meeshaad joogtid adeegaheyguna wuu bogsan doonaa. Waayo anigu xitaa waxaan ahay qof sharci ku hoos jira, askarna wey iga hooseysaa. Midkood ayaan ku dhahaa, ‘Tag,’ wuuna tagaa, mid kalana waxaan ku dhahaa, ‘Kaalay’ wuuna yimaadaa. Adeegaheyga ayaan ku dhahaa, ‘Waxan samee,’ wuuna sameeyaa.” Ciise markii uu arintaas maqlay, aad ayuu ula yaabay. Markaas ayuu dadkii badnaa ee la socday u jeestay oo ku yiri, “Waxaan idin ku leeyahay, weligey ma arkin iimaan sidan oo kale ah xitaa reer binu Israa’iil dhexdooda!”