YouVersion Logo
Search Icon

Luukos 7:38

Luukos 7:38 EI

Markaas ayey gadaashiisi jilba dhigatay oo cagahiisa ku dhacday iyadoo ooyneysa, ilmadeeda ayaa cagahiisa ku daadatay, oo iyadana waxey ku tirtirtay timaheeda. Kadibna cagahiisa ayey dhunkatay oo cadarkii marisay.