Luukos 21:8
Luukos 21:8 EI
Ciise ayaa ugu jawaabay, “Iska ilaaliya yaan la idin khiyaanin. Waayo kuwa badan ayaa magacayga ku imaan doona, iyagoo dhahaya ‘Waxaan ahay Masiixa!’ Waxey kaloo dhihi doonaan, ‘Waqtigu wuu dhawyahay!’ Ee iska jira in aad raacdaan.