Luukos 21:25-26
Luukos 21:25-26 EI
“Calaamado layaab leh ayaad ku arki doontaan qoraxda, dayaxa iyo xiddigaha. Dadka dhulka joogtana waxey ka welweli doonaan oo ka cabsan doonaan guuxa badda iyo awoodda hirarkeeda. Dadkuna waxey la suuxi doonaan argagax, waxa aduunka ka dhacaya daraadiis. Awoodaha cirkana waa la gariirin doonaa.