Luukos 14:28-30
Luukos 14:28-30 EI
“Kasoo qaad mid idin ka mid ah ayaa raba inuu dabaq dhisto. Marka hore miyuusan fariisanayn oo xisaabineyn qiimaha ku baxaya si uu u ogaado inuu haysto lacag ku filan oo uu ku dhameeyo? Balse haddii aad aasaaska dhigto oo aad awoodi weyso inaad dhamayso, soo qof walboo arka kuguma jeesjeesayo, iyagoo leh, ‘Qofkan wuxuu bilaabay inuu dhiso wuuna dhameystiri waayay.’