Luukos 13:18-19
Luukos 13:18-19 EI
Kadib Ciise ayaa weydiiyay, “Sidey u egtahay boqortooyada Illaah? Maxaan u ekeysiin karaa? Waxey u egtahay iniin khardal ah, oo uu nin beertiisa ku beeray. Wey baxday waxeyna noqotay geed weyn, shimbirruhu cirka duulayana laamihiisa ayey buulal ka dhisteen.”