Yooxanaa 19:36-37
Yooxanaa 19:36-37 EI
Waxyaalahan waxey u dhaceen in qorniinku rumoobo, “Lafihiisa midna ma jabi doonaan.” Qorniin kalana wuxuu leeyahay, “Dadku waxey fiirin doonaan kan waranka lagu duray.”