Yooxanaa 19:33-34
Yooxanaa 19:33-34 EI
Markey Ciise soo gaareen waxey arkeen isaga oo dhintay, sidaa darteed lugaha lagama jabinin. Laakiin nin askartii ka mid ah ayaa Ciise dhinaca waran kaga duray, isla markii ayaa dhiig iyo biyo kasoo daateen.