Yooxanaa 19:26-27
Yooxanaa 19:26-27 EI
Ciise wuxuu arkay hooyadiis iyo mid xertiisa ka mid ahaa oo uu jeclaa oo halkaas taagan. Markaas ayuu ku yiri hooyadiis, “Hooyoy, waa kan wiilkaagi.” Kii xertiisa ahaana wuxuu ku yiri, “Waa tanaa hooyadaa.” Waqtigaas ka bilaabato ninkii xerta ahaa ayaa watay iyada si ey ugu noolaato gurigiisa.