Yooxanaa 16:7-8
Yooxanaa 16:7-8 EI
Laakiin runtii waxaan idin ku leeyehay, wey idiin roontahay inaan tago. Ilaa aan ka tago gargaaruhu idiin ma imaanayo, laakiin haddaan tago waan idiin soo diri doonaa. Markii uu yimaado wuxuu aduunka u cadayn doonaa iney ku qaldanyihiin waxa ku saabsan dembiga, xaqnimada iyo xukunka.