Yooxanaa 11:4
Yooxanaa 11:4 EI
Ciise goortii uu arintan maqlay ayuu yiri, “Xanuunkaan kuma dhamaan doono dhimasho. Maya, wuxuu u dhacay si ammaanta Illaahey loo arko iyo si Wiilka Illaahey loo ammaano.”