YouVersion Logo
Search Icon

LUUKOS 4:9-12

LUUKOS 4:9-12 SOMBIBLE

Markaasuu Yeruusaalem geeyey, wuxuuna saaray munaaraddii macbudka oo ku yidhi, Haddaad tahay Wiilka Ilaah, halkan hoos iskaga tuur; waayo, waa qoran tahay, Malaa'igihiisa ayuu ku amri doonaa inay ku ilaaliyaan, iyo, Inay gacmahooda sare kuugu qabtaan inaanay cagtaadu dhagax ku dhicin. Ciise baa u jawaabay oo ku yidhi, Waa la yidhi, Rabbiga Ilaahaaga ah waa inaanad jirrabin.