YouVersion Logo
Search Icon

FALIMAHA RASUULLADA 7:57-58

FALIMAHA RASUULLADA 7:57-58 SOMBIBLE

Laakiin markaasay cod weyn ku qayliyeen oo dhegaha furaysteen, oo iyagoo isku wada qalbi ah ku yaaceen isagii. Markaasay intay magaalada ka soo saareen dhagxiyeen; kuwii maragga ahaana dharkoodii waxay ag dhigteen nin dhallinyaro ah oo la odhan jiray Sawlos.