FALIMAHA RASUULLADA 2:38
FALIMAHA RASUULLADA 2:38 SOMBIBLE
Markaasaa Butros iyagii ku yidhi, Toobad keena, oo midkiin kasta ha lagu baabtiiso magaca Ciise Masiix dembidhaafkiinna aawadiis, oo waxaad heli doontaan hadiyadda ah Ruuxa Quduuska ah.