FALIMAHA RASUULLADA 19:11-12
FALIMAHA RASUULLADA 19:11-12 SOMBIBLE
Ilaahna wuxuu gacmaha Bawlos ku sameeyey cajaa'ibyo khaas ah, sidaas aawadeedna waxaa jidhkiisa kuwii bukay looga keenay marooyin yaryar ama macawiso, markaasaa cudurradii iyagii daayeen, jinniyadiina waa ka baxeen.