FALIMAHA RASUULLADA 14:9-10
FALIMAHA RASUULLADA 14:9-10 SOMBIBLE
Isagu wuxuu maqlay Bawlos oo hadlaya, kaasoo indhaha aad ugu fiiriyey, gartayna inuu rumaysad uu ku bogsan karo leeyahay, wuxuuna cod dheer ku yidhi, Cagahaaga sare isugu taag. Markaasuu booday oo socday.