1
SABUURRADII 66:18
Kitaabka Quduuska Ah
Haddaan dembi qalbigayga ku arkay, Sayidku ima uu maqleen
Compare
Explore SABUURRADII 66:18
2
SABUURRADII 66:20
Mahad waxaa leh Ilaaha Aan baryadayda diidin oo aan naxariistiisana gees iga marin.
Explore SABUURRADII 66:20
3
SABUURRADII 66:3
Ilaah waxaad ku tidhaahdaan, Shuqulladaadu cabsi badanaa! Weynaanta xooggaaga aawadiis ayaa cadaawayaashaadu isugu kaa dhiibi doonaan.
Explore SABUURRADII 66:3
4
SABUURRADII 66:1-2
Dadka dhulka oo dhammow, Ilaah farxad ugu qayliya, Oo ammaanta magiciisa ku gabya, Ammaantiisana qurxiya.
Explore SABUURRADII 66:1-2
5
SABUURRADII 66:10
Waayo, Ilaahow, adigu waad na imtixaantay, Oo waxaad noo tijaabisay sida lacagta loo tijaabiyo.
Explore SABUURRADII 66:10
6
SABUURRADII 66:16
Kulli intiinna Ilaah ka cabsataay, kaalaya oo maqla, Oo waxaan sheegayaa wuxuu naftayda u sameeyeye.
Explore SABUURRADII 66:16
Home
Bible
Plans
Videos