1
SABUURRADII 106:1
Kitaabka Quduuska Ah
Rabbiga ammaana. Rabbiga ku mahadnaqa, waayo, isagu waa wanaagsan yahay, Oo naxariistiisuna weligeedba way waartaa.
Compare
Explore SABUURRADII 106:1
2
SABUURRADII 106:3
Waxaa barakaysan kuwa xukunka dhawra, Oo xaqnimada ka shaqeeya wakhti kastaba.
Explore SABUURRADII 106:3
3
SABUURRADII 106:4-5
Rabbiyow, igu soo xusuuso naxariista aad dadkaaga u qabto, Oo igu soo booqo badbaadintaada, Inaan arko kuwaaga aad dooratay barwaaqadooda, Oo aan ku reyreeyo farxadda quruuntaada, Iyo inaan la faano dadka dhaxalkaaga ah.
Explore SABUURRADII 106:4-5
Home
Bible
Plans
Videos